Saxibnimo cusub

Saxibnimo cusub

Ceedo

Marmarkoo meel cusub marka aad tagtid sida goobta shaqada ama waxbarashada,

Waxa ugu horeyo in aad sameysid waa in aad dad lahadashid ama LA saxibtid heshid, .... Ka dibne gabar baad La hadleesa markasne waad isbalamsaneysaan , ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฒ : markaa aad imatid boos bey ku ilalisay waad Isla sheekesateen,

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ : gabdo kale baad baraneysaan oo saxibo baad Noqoneysaan

....... ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ. Ma who???

........... ๐—•๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ฒ!?

๐— ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ :: gabdahaas mucalimka ma xushmeeyaan asoo wax sharaxayaan bay qoslayaan oo ayna hadlayaan, waxey ka shekeyssnayaan dad doqomo ah iyo qurun ka hadlayaan wexey gishteen and dheheen

Adigane wexey ka hadlayaan ma taqanid

Because wax kale basd jeceshahay (habits)

Adigaa marka aad hadashid way kugu qoslayaan weyna ku xaqirayaa

Ayaka dadka kale ma xushmeeyaan, waqtigooda ma ilaliyaan, IYO mustaqbalkoda mayaqanaan

... Markaas baad is weydiine

Maxa ka qaldan waxaan

Maxey is ku ba daleen halmar


.. Abayo hade aad rabtid in aad agatid hadey faido Ledhahay in aad dadkaan baratid ...


๐—”๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ป ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ โซธ฿ท

โ€ข๐˜ฟ๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™จ๐™ž ๐™ฉ๐™ค๐™ค๐™จ ๐™–๐™ ๐™ƒ๐™–๐™ก๐™– ๐™จ๐™–๐™ญ๐™ž๐™—๐™ž๐™ฃ ๐™–๐™ข๐™– ๐™๐™– ๐™ช ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™ฃ : badankooda u sug ๐Ÿฎweek ama ๐Ÿญ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—น/ ๐—บ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ต si aad wajiyahoda saxda u aragtid oo ayna dabicadohoda kugu muqato

โ€ข๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐˜† ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป: ogaw hadey waxyabo stupid ah ka hadlaan ama wax micna leh ku ah ama wax Fa'ido ee cilmiga kugu dharayo, -----------riyoyinkoda maxay tahay

โ€ข๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜„ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป : dadka ka wey ama wax baran ,,,, ma xushmeeyaan mise wey diwaan, ,,, qof ay jecleen sidey ula dhaqmaan,,, ma ceeyaan ma been bey ka sheegaan.


,, ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ ๐˜‚ ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฒ : ,,,,

๐Ÿญ โ” ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ : maxa rabta in aad mustaqbalka noqotid?? ,,,,, shaqo ma radsan karta si aad lacag u hishid??,,,,, maxad ugu jeceshahay noloshada manta jirto??

๐Ÿฎ โ•ธ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฒ ๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ต : hadi ay fursad shaqo ama waxbarashada ah, ma tagayaan oo ma batanayaan mise wexey ku hayaanayaan Bari oo waxna ma qabataan oo waqti lumis weye .

๐Ÿฏ โ•ธ๐˜€๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜‚๐˜€๐—น๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ถ๐˜€๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ : markaad wax muhim ku la ah side ay yihiin, ma ku degestaan???

Hadi aad oqoontada la qeebsatid,, ma ku hoos digaan oo ma kugu qoslaan??

Ayaka hadi aad isla wixi ay kugu sameen jireen ma xanaqayaan!?,,,

Ado hadleysid ma is mahiyaan oo disrespect may kugu sameyaan??





Report Page